The Quran in Somali - Surah Quraysh translated into Somali, Surah Quraysh in Somali. We provide accurate translation of Surah Quraysh in Somali - الصومالية, Verses 4 - Surah Number 106 - Page 602.

| لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ (1) Caadeysigii Quraysh darteed | 
| إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاءِ وَالصَّيْفِ (2) Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah) | 
| فَلْيَعْبُدُوا رَبَّ هَٰذَا الْبَيْتِ (3) Ee ha caabudaan Rabbiga Baydkan (Kacbada) | 
| الَّذِي أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَآمَنَهُم مِّنْ خَوْفٍ (4) Kaasoo ka quudiyey gaajo, oo ka aamin galiyay cabsi |