The Quran in Somali - Surah Masad translated into Somali, Surah Al-Masad in Somali. We provide accurate translation of Surah Masad in Somali - الصومالية, Verses 5 - Surah Number 111 - Page 603.

| تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ (1) Hoog baa ku dhacay labada gacmood ee Abuu-Lahab, waana hoogi doonaa | 
| مَا أَغْنَىٰ عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ (2) Maalkiisa iyo wuxuu kasbado waxba uma ay tari doonaan | 
| سَيَصْلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ (3) Oo Wuxuu geli doonaa Naar aad u olol badan | 
| وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ (4) Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah | 
| فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِّن مَّسَدٍ (5) Qoorteeda waxaa ku wareegsan xadhig xaskul la soohay ah |