The Quran in Somali - Surah Fatiha translated into Somali, Surah Al-Fatihah in Somali. We provide accurate translation of Surah Fatiha in Somali - الصومالية, Verses 7 - Surah Number 1 - Page 1.

| بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ (1) Ku Billaabasho Magaca Allaah, ee Naxariis guud,iyo mid gaar ahba Naxariista | 
| الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ (2) Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa iska leh Allaah, Rabbiga uunanka | 
| الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ (3) Naxariis guud, iyo mid gaar ahba Naxariista | 
| مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ (4) Boqorka Maalinta Abaal Marinta | 
| إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ (5) Adiga oo keliyaan ku caabudnaa, oo Adiga oo keliyaaan ku warsannaa kaalmo | 
| اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ (6) Nagu Sug Tubta Toosan | 
| صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ (7) Tubta kuwa aad u Nicmaysay2, aan aheyn kuwa galabsaday cadho(daada)3, iyo kuwa iyagu lunsan |