The Quran in Somali - Surah Falaq translated into Somali, Surah Al-Falaq in Somali. We provide accurate translation of Surah Falaq in Somali - الصومالية, Verses 5 - Surah Number 113 - Page 604.

| قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ (1) Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha) | 
| مِن شَرِّ مَا خَلَقَ (2) Sharka waxa uu abuuray | 
| وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ (3) Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo | 
| وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ (4) Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah) | 
| وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ (5) Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo |