The Quran in Somali - Surah An Nas translated into Somali, Surah An-Nas in Somali. We provide accurate translation of Surah An Nas in Somali - الصومالية, Verses 6 - Surah Number 114 - Page 604.

| قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ (1) Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka |
| مَلِكِ النَّاسِ (2) Boqorka dadka |
| إِلَٰهِ النَّاسِ (3) Ilaaha dadka |
| مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ (4) Sharka waswaasyada (sheydaanka) soo noqnoqodka badan |
| الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ (5) Kaasoo waswaasiya laabaha dadka |
| مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ (6) (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh |