| إِذَا السَّمَاءُ انفَطَرَتْ (1) Marka samada ay u kala dhanbalanto gaballo
 | 
| وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انتَثَرَتْ (2) Oo xiddiguhu kala firdhaan
 | 
| وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ (3) Oo marka badaha la burqiyo
 | 
| وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ (4) Oo qabuuraha la soo qufo
 | 
| عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ (5) Naf walbaa waxay markaa ogaan waxay hormarsatay, iyo (waxay) dib marisay
 | 
| يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ (6) Qof yahow! Maxaa kaa jeediyey Rabbigaaga, Roonaanta Badan
 | 
| الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ (7) Kaasoo ku abuuray, ee ku taam yeelay Ee kaa dhigay mid isku dheella tiran
 | 
| فِي أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَاءَ رَكَّبَكَ (8) Oo suurad tuu rabo kaa rakibay
 | 
| كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ (9) Mayee balse waxaad beenisaan maalinta is abaal marinta
 | 
| وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ (10) Oo xaqiiq waxaa jira dhab ahaan ilaalo Korkiinna ah ( malaa’ig idiin xil saaran)
 | 
| كِرَامًا كَاتِبِينَ (11) Sharaf leh wax qorta
 | 
| يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ (12) Way og yihiin wax kastoo aad fashaan
 | 
| إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ (13) Hubaal baarriyadu waxay dhex ahaan barwaaqo
 | 
| وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ (14) Oo hubaal dambiilayaasha waxay dhex ahaan dab ololaya
 | 
| يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ (15) Oo ay gali doonaan si ay ugu gubtaan Maalinta Is abaal marinta
 | 
| وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ (16) Oo ma ahaan doonaan sinnaba kuwo ka maqan xaggeeda
 | 
| وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (17) Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay Maalinta is abaal marintu tahay
 | 
| ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (18) Misna, maxaa ku ogeysiiyey waxay ay Maalinta is abaal marintu tahay
 | 
| يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًا ۖ وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّهِ (19) (Waa) maalinta aysan nafi wax u tari doonin naf kale. Oo amarka Maalintaas waxaa gebi ahaanba iska leh Allaah
 |