The Quran in Somali - Surah Sharh translated into Somali, Surah Ash-Sharh in Somali. We provide accurate translation of Surah Sharh in Somali - الصومالية, Verses 8 - Surah Number 94 - Page 596.

| أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ (1) Miyaanaan kuu waasicinnin laabtaada | 
| وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ (2) Oo aan kaa dejin culeyskaaga | 
| الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَكَ (3) ee cusleeyey dhabarkaaga | 
| وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ (4) Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga | 
| فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا (5) Ee hubaal culeyska waxaa la socda nafis | 
| إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا (6) Dhibka waxaa hubaal la socda nafis | 
| فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ (7) Ee markaad bogto (howshaada), u istaag cibaado | 
| وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَارْغَب (8) Oo xagga Rabbigaa(Keliya) wax ka rajee |