The Quran in Somali - Surah Tin translated into Somali, Surah At-Tin in Somali. We provide accurate translation of Surah Tin in Somali - الصومالية, Verses 8 - Surah Number 95 - Page 597.

| بِّسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ (1) Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka | 
| وَطُورِ سِينِينَ (2) Iyo Buurta Siinaay | 
| وَهَٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ (3) Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah) | 
| لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ (4) Xaqiiq Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan | 
| ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ (5) Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya | 
| إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ (6) Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxay mudan doonaan jar aan weligi go’ynin | 
| فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ (7) Ee yaa haddaba kara inuu kugu beeniyo arrinka abaal marinta | 
| أَلَيْسَ اللَّهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ (8) Sow ma aha Allaah Kan u wanaagsan inta wax xukunta |