The Quran in Somali - Surah Adiyat translated into Somali, Surah Al-Adiyat in Somali. We provide accurate translation of Surah Adiyat in Somali - الصومالية, Verses 11 - Surah Number 100 - Page 599.
وَالْعَادِيَاتِ ضَبْحًا (1) Waxaan ku dhaartay ordayaasha neefsada (fardaha) iyagoo qeyliyaya |
فَالْمُورِيَاتِ قَدْحًا (2) Haddana kuwaa dabka kiciya |
فَالْمُغِيرَاتِ صُبْحًا (3) Haddana kuwaa qaada duullaanka subaxa hore |
فَأَثَرْنَ بِهِ نَقْعًا (4) Markaas boorka kiciya |
فَوَسَطْنَ بِهِ جَمْعًا (5) Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga) |
إِنَّ الْإِنسَانَ لِرَبِّهِ لَكَنُودٌ (6) Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi |
وَإِنَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ (7) Oo hubaal isaga baa taasi ka markhaati ah |
وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ (8) Oo hubaal Waa ku daran yahay Jeclaanta maalka |
۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ (9) Ma wuusan haddaba ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo |
وَحُصِّلَ مَا فِي الصُّدُورِ (10) Oo waxa ku jira laabaha la caddeeyo |
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌ (11) Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal si dhan iyaga |