The Quran in Somali - Surah Qariah translated into Somali, Surah Al-Qariah in Somali. We provide accurate translation of Surah Qariah in Somali - الصومالية, Verses 11 - Surah Number 101 - Page 600.
الْقَارِعَةُ (1) Musiibada garaaceysa (qalbiyada) |
مَا الْقَارِعَةُ (2) Maxay tahay Garaacdadu |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ (3) Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu |
يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ (4) Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay |
وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنفُوشِ (5) Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay |
فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ (6) Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay |
فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ (7) Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh |
وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ (8) Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay |
فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ (9) Hoygiisu waa Haawiya |
وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ (10) Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay |
نَارٌ حَامِيَةٌ (11) (Waa) Naar hureysa |