القرآن باللغة الصومالية - سورة العاديات مترجمة إلى اللغة الصومالية، Surah Adiyat in Somali. نوفر ترجمة دقيقة سورة العاديات باللغة الصومالية - Somali, الآيات 11 - رقم السورة 100 - الصفحة 599.

| وَالْعَادِيَاتِ ضَبْحًا (1) Waxaan ku dhaartay ordayaasha neefsada (fardaha) iyagoo qeyliyaya |
| فَالْمُورِيَاتِ قَدْحًا (2) Haddana kuwaa dabka kiciya |
| فَالْمُغِيرَاتِ صُبْحًا (3) Haddana kuwaa qaada duullaanka subaxa hore |
| فَأَثَرْنَ بِهِ نَقْعًا (4) Markaas boorka kiciya |
| فَوَسَطْنَ بِهِ جَمْعًا (5) Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga) |
| إِنَّ الْإِنسَانَ لِرَبِّهِ لَكَنُودٌ (6) Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi |
| وَإِنَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ (7) Oo hubaal isaga baa taasi ka markhaati ah |
| وَإِنَّهُ لِحُبِّ الْخَيْرِ لَشَدِيدٌ (8) Oo hubaal Waa ku daran yahay Jeclaanta maalka |
| ۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِي الْقُبُورِ (9) Ma wuusan haddaba ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo |
| وَحُصِّلَ مَا فِي الصُّدُورِ (10) Oo waxa ku jira laabaha la caddeeyo |
| إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌ (11) Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal si dhan iyaga |