The Quran in Somali - Surah Takathur translated into Somali, Surah At-Takathur in Somali. We provide accurate translation of Surah Takathur in Somali - الصومالية, Verses 8 - Surah Number 102 - Page 600.
أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ (1) Wax badsi doon baa idin jeediya |
حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ (2) Ilaa aad gashaan qubuuraha |
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ (3) Mayee! Waad ogaan doontaan |
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ (4) Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan |
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ (5) Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah |
لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ (6) Waxaad hubaal arki doontaan Naarta |
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ (7) Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah |
ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ (8) Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka |