القرآن باللغة الصومالية - سورة التكاثر مترجمة إلى اللغة الصومالية، Surah Takathur in Somali. نوفر ترجمة دقيقة سورة التكاثر باللغة الصومالية - Somali, الآيات 8 - رقم السورة 102 - الصفحة 600.

| أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ (1) Wax badsi doon baa idin jeediya |
| حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ (2) Ilaa aad gashaan qubuuraha |
| كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ (3) Mayee! Waad ogaan doontaan |
| ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ (4) Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan |
| كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ (5) Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah |
| لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ (6) Waxaad hubaal arki doontaan Naarta |
| ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ (7) Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah |
| ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ (8) Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka |