Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 25 - يُونس - Page - Juz 11
﴿وَٱللَّهُ يَدۡعُوٓاْ إِلَىٰ دَارِ ٱلسَّلَٰمِ وَيَهۡدِي مَن يَشَآءُ إِلَىٰ صِرَٰطٖ مُّسۡتَقِيمٖ ﴾
[يُونس: 25]
﴿والله يدعو إلى دار السلام ويهدي من يشاء إلى صراط مستقيم﴾ [يُونس: 25]
Mahmud Muhammad Abduh Eebe wuxuu ugu yeedhi (Dadka) Guriga Nabadgalyada (Jannada) wuxuuna ku Hanuuniyaa Cidduu Doono Jid Toosan (Xaqa) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Eebe wuxuu ugu yeedhi (Dadka) Guriga Nabadgalyada (Jannada) wuxuuna ku Hanuuniyaa Cidduu Doono Jid Toosan (Xaqa) |