×

Sidii inaysan weligoodba ku dhex negaan daarahooda. Haddaba hubaal, Thamuud waxay rumeysan 11:68 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Hud ⮕ (11:68) ayat 68 in Somali

11:68 Surah Hud ayat 68 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 68 - هُود - Page - Juz 12

﴿كَأَن لَّمۡ يَغۡنَوۡاْ فِيهَآۗ أَلَآ إِنَّ ثَمُودَاْ كَفَرُواْ رَبَّهُمۡۗ أَلَا بُعۡدٗا لِّثَمُودَ ﴾
[هُود: 68]

Sidii inaysan weligoodba ku dhex negaan daarahooda. Haddaba hubaal, Thamuud waxay rumeysan waayeen Rabbigood. Haddaba hubaal ha fogaadaan Thamuud

❮ Previous Next ❯

ترجمة: كأن لم يغنوا فيها ألا إن ثمود كفروا ربهم ألا بعدا لثمود, باللغة الصومالية

﴿كأن لم يغنوا فيها ألا إن ثمود كفروا ربهم ألا بعدا لثمود﴾ [هُود: 68]

Mahmud Muhammad Abduh
sidii iyagoon ku dhex nagaanin, Thamuud waxay ka gaaloobeen Eebahood waxayna muteen fogaansho (Halaag)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
sidii iyagoon ku dhex nagaanin, Thamuud waxay ka gaaloobeen Eebahood waxayna muteen fogaansho (Halaag)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek