×

Sabtida waxaa uun sideedaba loo waajib yeelay kuwii isku khilaafay arrinkeeda30, oo 16:124 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:124) ayat 124 in Somali

16:124 Surah An-Nahl ayat 124 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 124 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿إِنَّمَا جُعِلَ ٱلسَّبۡتُ عَلَى ٱلَّذِينَ ٱخۡتَلَفُواْ فِيهِۚ وَإِنَّ رَبَّكَ لَيَحۡكُمُ بَيۡنَهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ فِيمَا كَانُواْ فِيهِ يَخۡتَلِفُونَ ﴾
[النَّحل: 124]

Sabtida waxaa uun sideedaba loo waajib yeelay kuwii isku khilaafay arrinkeeda30, oo hubaal, Rabbigaa wuu ku kala xukumi doonaa dhexdooda Maalinta Qiyaamaha waxay isku khilaafeen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إنما جعل السبت على الذين اختلفوا فيه وإن ربك ليحكم بينهم يوم, باللغة الصومالية

﴿إنما جعل السبت على الذين اختلفوا فيه وإن ربك ليحكم بينهم يوم﴾ [النَّحل: 124]

Mahmud Muhammad Abduh
Sabtida waxaa uun looyeelay kuwii isku khilaafay, Eebahaana wuu kala xukumi dhexdooda Maalinta Qiyaame waxay isku Khilaafayeen
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Sabtida waxaa uun looyeelay kuwii isku khilaafay, Eebahaana wuu kala xukumi dhexdooda Maalinta Qiyaame waxay isku Khilaafayeen
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek