×

Oo ku xus Kitaabka Ismaaciil. Wuxuu ahaa mid ka dhabeeya oo oofiya 19:54 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Maryam ⮕ (19:54) ayat 54 in Somali

19:54 Surah Maryam ayat 54 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Maryam ayat 54 - مَريَم - Page - Juz 16

﴿وَٱذۡكُرۡ فِي ٱلۡكِتَٰبِ إِسۡمَٰعِيلَۚ إِنَّهُۥ كَانَ صَادِقَ ٱلۡوَعۡدِ وَكَانَ رَسُولٗا نَّبِيّٗا ﴾
[مَريَم: 54]

Oo ku xus Kitaabka Ismaaciil. Wuxuu ahaa mid ka dhabeeya oo oofiya ballanka uu galo, oo wuxuu ahaa Rasuul Nabi ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: واذكر في الكتاب إسماعيل إنه كان صادق الوعد وكان رسولا نبيا, باللغة الصومالية

﴿واذكر في الكتاب إسماعيل إنه كان صادق الوعد وكان رسولا نبيا﴾ [مَريَم: 54]

Mahmud Muhammad Abduh
kuna sheeg kitaabka (nabi) Ismaaeiil, wuxuu ahaa rumeeyaha yabooha wuxuuna ahaa rasuul nabi ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek