×

Oo markuu halkaa ugu yimid Rasuul ka yimid xagga Ilaahay oo xaqiijinaya 2:101 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:101) ayat 101 in Somali

2:101 Surah Al-Baqarah ayat 101 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 101 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿وَلَمَّا جَآءَهُمۡ رَسُولٞ مِّنۡ عِندِ ٱللَّهِ مُصَدِّقٞ لِّمَا مَعَهُمۡ نَبَذَ فَرِيقٞ مِّنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ كِتَٰبَ ٱللَّهِ وَرَآءَ ظُهُورِهِمۡ كَأَنَّهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ ﴾
[البَقَرَة: 101]

Oo markuu halkaa ugu yimid Rasuul ka yimid xagga Ilaahay oo xaqiijinaya waxa ay haystaan, ayaa koox ka mid ahi kuwii la siiyey Kitaabka (Yuhuudda) ka tuureen Kitaabka Ilaahay dhabarradooda gadaashood,sidii oo ayna waxba garaneyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولما جاءهم رسول من عند الله مصدق لما معهم نبذ فريق من, باللغة الصومالية

﴿ولما جاءهم رسول من عند الله مصدق لما معهم نبذ فريق من﴾ [البَقَرَة: 101]

Mahmud Muhammad Abduh
markuu uga yimid Rasuulku xagga Eebe isagoo rumayn waxa agtooda ahna (Tawrced) waxay ka tuuraan koox ka mid ah kuwii Kitaabka la siiyey (culimada Yuhuudda) Kitaabka Eebe Dhabarkooda Gadaashiisa, waxayna la mid yihiin iyagoon garanayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markuu uga yimid Rasuulku xagga Eebe isagoo rumayn waxa agtooda ahna (Tawrced) waxay ka tuuraan koox ka mid ah kuwii Kitaabka la siiyey (culimada Yuhuudda) Kitaabka Eebe Dhabarkooda Gadaashiisa, waxayna la mid yihiin iyagoon garanayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek