×

Oo Isaga weeye (Allaah) Kan isku sii daayey labada badood, midda macaan 25:53 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Furqan ⮕ (25:53) ayat 53 in Somali

25:53 Surah Al-Furqan ayat 53 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 53 - الفُرقَان - Page - Juz 19

﴿۞ وَهُوَ ٱلَّذِي مَرَجَ ٱلۡبَحۡرَيۡنِ هَٰذَا عَذۡبٞ فُرَاتٞ وَهَٰذَا مِلۡحٌ أُجَاجٞ وَجَعَلَ بَيۡنَهُمَا بَرۡزَخٗا وَحِجۡرٗا مَّحۡجُورٗا ﴾
[الفُرقَان: 53]

Oo Isaga weeye (Allaah) Kan isku sii daayey labada badood, midda macaan ee lagu oon baxo , iyo midka kale ee milix jaan iyo qaraar ah ee milixeeda afka huriso, oo Wuxuu dhigay xayir iyo xijaab kala dhex yaal

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وهو الذي مرج البحرين هذا عذب فرات وهذا ملح أجاج وجعل بينهما, باللغة الصومالية

﴿وهو الذي مرج البحرين هذا عذب فرات وهذا ملح أجاج وجعل بينهما﴾ [الفُرقَان: 53]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe wuu isku daraa Labada Badood, Kaasi waa Macaan Daran, kaasna waa Khadhaadh Daran (Afku Diido) yeelayna Dhexdooda Soohdin iyo Xaajis Awdan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek