×

Kaddib waxaan dhaxalsiinnay Kitaabka kuwaan ka dhex doorannay addoomahaya- ga, waxaase ka 35:32 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:32) ayat 32 in Somali

35:32 Surah FaTir ayat 32 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 32 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿ثُمَّ أَوۡرَثۡنَا ٱلۡكِتَٰبَ ٱلَّذِينَ ٱصۡطَفَيۡنَا مِنۡ عِبَادِنَاۖ فَمِنۡهُمۡ ظَالِمٞ لِّنَفۡسِهِۦ وَمِنۡهُم مُّقۡتَصِدٞ وَمِنۡهُمۡ سَابِقُۢ بِٱلۡخَيۡرَٰتِ بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَضۡلُ ٱلۡكَبِيرُ ﴾
[فَاطِر: 32]

Kaddib waxaan dhaxalsiinnay Kitaabka kuwaan ka dhex doorannay addoomahaya- ga, waxaase ka mid ah mid u gefa naftiisa oo ku gardarrooda8, oo waxaa ka mid ah mid qaada jid dhexdhexaad ah, oo waxaa ka mid ah mid u dheereeya khayrka Idanka Ilaahay. Kan baa ah Fadliga aad u Weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ثم أورثنا الكتاب الذين اصطفينا من عبادنا فمنهم ظالم لنفسه ومنهم مقتصد, باللغة الصومالية

﴿ثم أورثنا الكتاب الذين اصطفينا من عبادنا فمنهم ظالم لنفسه ومنهم مقتصد﴾ [فَاطِر: 32]

Mahmud Muhammad Abduh
Markaasaan dhaxalsiinay kitaabka kuwaan dooranay oo addoomadanada ka mid ah, waxaase ka mid ah mid dulmiyay naftiisa, iyo mid dhexdhexaystay, iyo mid ku hanuunay khayrka idanka Eebe, arrintaasna waa fadli weyn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Markaasaan dhaxalsiinay kitaabka kuwaan dooranay oo addoomadanada ka mid ah, waxaase ka mid ah mid dulmiyay naftiisa, iyo mid dhexdhexaystay, iyo mid ku hanuunay khayrka idanka Eebe, arrintaasna waa fadli weyn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek