×

Oo yaa ka diin fiican mid isu wada dhiiba Allaah isagoo sama 4:125 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:125) ayat 125 in Somali

4:125 Surah An-Nisa’ ayat 125 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 125 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَمَنۡ أَحۡسَنُ دِينٗا مِّمَّنۡ أَسۡلَمَ وَجۡهَهُۥ لِلَّهِ وَهُوَ مُحۡسِنٞ وَٱتَّبَعَ مِلَّةَ إِبۡرَٰهِيمَ حَنِيفٗاۗ وَٱتَّخَذَ ٱللَّهُ إِبۡرَٰهِيمَ خَلِيلٗا ﴾
[النِّسَاء: 125]

Oo yaa ka diin fiican mid isu wada dhiiba Allaah isagoo sama fale ah. Oo raaca diinta Ibraahiim, toosnihii. Oo Allaah wuxuu ka dhigtay Ibraahiim gacal u gaar ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن أحسن دينا ممن أسلم وجهه لله وهو محسن واتبع ملة إبراهيم, باللغة الصومالية

﴿ومن أحسن دينا ممن أسلم وجهه لله وهو محسن واتبع ملة إبراهيم﴾ [النِّسَاء: 125]

Mahmud Muhammad Abduh
yaa ka diin fiican ruux u jeediyey wajigiisa Eebe isagoo sama fali oo raaca diinta (Nabi) Ibraahim, wuxuuna ka yeeshay Eebe Ibraahiim khaliil (mid u gaar ah)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
yaa ka diin fiican ruux u jeediyey wajigiisa Eebe isagoo sama fali oo raaca diinta (Nabi) Ibraahim, wuxuuna ka yeeshay Eebe Ibraahiim khaliil (mid u gaar ah)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek