×

Oo uma furna toobad kuwa isaga sii socda xume falidda ilaa marka 4:18 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:18) ayat 18 in Somali

4:18 Surah An-Nisa’ ayat 18 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 18 - النِّسَاء - Page - Juz 4

﴿وَلَيۡسَتِ ٱلتَّوۡبَةُ لِلَّذِينَ يَعۡمَلُونَ ٱلسَّيِّـَٔاتِ حَتَّىٰٓ إِذَا حَضَرَ أَحَدَهُمُ ٱلۡمَوۡتُ قَالَ إِنِّي تُبۡتُ ٱلۡـَٰٔنَ وَلَا ٱلَّذِينَ يَمُوتُونَ وَهُمۡ كُفَّارٌۚ أُوْلَٰٓئِكَ أَعۡتَدۡنَا لَهُمۡ عَذَابًا أَلِيمٗا ﴾
[النِّسَاء: 18]

Oo uma furna toobad kuwa isaga sii socda xume falidda ilaa marka ay geeri u timaaddo midkood uu yidhaahdo: Hadda ayaan anigu hubaal toobad keen ahay, iyo kuwa dhinta iyagoo gaalo ah midna. Kuwani weeye kuwa aan u diyaarinnay cadaab aad u xanuun badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وليست التوبة للذين يعملون السيئات حتى إذا حضر أحدهم الموت قال إني, باللغة الصومالية

﴿وليست التوبة للذين يعملون السيئات حتى إذا حضر أحدهم الموت قال إني﴾ [النِّسَاء: 18]

Mahmud Muhammad Abduh
Uma aha Toobaddu ku Fala Xumaha intuu uga Yimaaddo Midkood Geeridu markaas dhaha Anigu waxaan Toobad keeni hadda, iyo Kuwa Dhiman Iyagoo Gaala ah, Kuwaas waxaan u Darabnay Cadaab Daran
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Uma aha Toobaddu ku Fala Xumaha intuu uga Yimaaddo Midkood Geeridu markaas dhaha Anigu waxaan Toobad keeni hadda, iyo Kuwa Dhiman Iyagoo Gaala ah, Kuwaas waxaan u Diyaarinay Cadaab Daran
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek