×

Oo qofkii adeeca Allaah iyo Rasuulka (Nabi Muxammad), kuwan waxay ahaan doonaan 4:69 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:69) ayat 69 in Somali

4:69 Surah An-Nisa’ ayat 69 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 69 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَمَن يُطِعِ ٱللَّهَ وَٱلرَّسُولَ فَأُوْلَٰٓئِكَ مَعَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِم مِّنَ ٱلنَّبِيِّـۧنَ وَٱلصِّدِّيقِينَ وَٱلشُّهَدَآءِ وَٱلصَّٰلِحِينَۚ وَحَسُنَ أُوْلَٰٓئِكَ رَفِيقٗا ﴾
[النِّسَاء: 69]

Oo qofkii adeeca Allaah iyo Rasuulka (Nabi Muxammad), kuwan waxay ahaan doonaan la jirka kuwa uu u nicmeeyey Allaah, ee leh Nabiyada iyo run badnayaasha iyo shuhadada iyo wanaagsanayaalka, oo waa wanaag kuwaas oo lala noqdo rafiiq

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن يطع الله والرسول فأولئك مع الذين أنعم الله عليهم من النبيين, باللغة الصومالية

﴿ومن يطع الله والرسول فأولئك مع الذين أنعم الله عليهم من النبيين﴾ [النِّسَاء: 69]

Mahmud Muhammad Abduh
Ciddii Adeeca Eebe iyo Rasuulka kuwaasu waxay ahaan lajirka kuwuu u niemeeyey Eebe, oo nabiyada, Rumeeyayaasha, Shuhadada iyo kuwa Suubban waxaana u fiican rafiiq kuwaas
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ciddii Adeeca Eebe iyo Rasuulka kuwaasu waxay ahaan lajirka kuwuu u niemeeyey Eebe, oo nabiyada, Rumeeyayaasha, Shuhadada iyo kuwa Suubban waxaana u fiican rafiiq kuwaas
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek