×

Oo markuu u yimaado war la xiriira nabad ama cabsi, waxay ku 4:83 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:83) ayat 83 in Somali

4:83 Surah An-Nisa’ ayat 83 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 83 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَإِذَا جَآءَهُمۡ أَمۡرٞ مِّنَ ٱلۡأَمۡنِ أَوِ ٱلۡخَوۡفِ أَذَاعُواْ بِهِۦۖ وَلَوۡ رَدُّوهُ إِلَى ٱلرَّسُولِ وَإِلَىٰٓ أُوْلِي ٱلۡأَمۡرِ مِنۡهُمۡ لَعَلِمَهُ ٱلَّذِينَ يَسۡتَنۢبِطُونَهُۥ مِنۡهُمۡۗ وَلَوۡلَا فَضۡلُ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡ وَرَحۡمَتُهُۥ لَٱتَّبَعۡتُمُ ٱلشَّيۡطَٰنَ إِلَّا قَلِيلٗا ﴾
[النِّسَاء: 83]

Oo markuu u yimaado war la xiriira nabad ama cabsi, waxay ku faafiyaan debedda, oo hadday u celin lahaayeen Rasuulka (Nabi Muxammad) ama kuwa talada u haya oo ka mid ah, waxaa ogaan lahaa kuwaa ka mid ah ee sal gaari kara. Oo haddaanu Fadliga Ilaahay korkiinna ahaan lahayn iyo Naxariistiisa, waxaad raaci laheydeen Shaydaanka in yar oo idinka mid ah ma’ahee

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإذا جاءهم أمر من الأمن أو الخوف أذاعوا به ولو ردوه إلى, باللغة الصومالية

﴿وإذا جاءهم أمر من الأمن أو الخوف أذاعوا به ولو ردوه إلى﴾ [النِّسَاء: 83]

Mahmud Muhammad Abduh
markuu u yimaaddo amar Nabadgalta ah ama Cabdi way Faafiyaan hadday u Celiyaan Xagga Rasuulka ama kuwa cilmiga Leh oo ka mid ah waxaa ogaan lahaa kuwa la soo baxa (Dhabta) oo ka mid ah, hadduusan jirin Fadliga Eebee korkiinna iyo Naxariistiisa waad raaci lahaydeen Shaydaan wax yart mooyee
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markuu u yimaaddo amar Nabadgalyo ah ama Cabsi way Faafiyaan hadday u Celiyaan Xagga Rasuulka ama kuwa cilmiga Leh oo ka mid ah waxaa ogaan lahaa kuwa la soo baxa (Dhabta) oo ka mid ah, hadduusan jirin Fadliga Eebee korkiinna iyo Naxariistiisa waad raaci lahaydeen Shaydaan wax yart mooyee
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek