×

Allaah waa Kan Isagu abuuray toddoba samood, oo arlada intaa oo kale 65:12 Somali translation

Quran infoSomaliSurah AT-Talaq ⮕ (65:12) ayat 12 in Somali

65:12 Surah AT-Talaq ayat 12 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah AT-Talaq ayat 12 - الطَّلَاق - Page - Juz 28

﴿ٱللَّهُ ٱلَّذِي خَلَقَ سَبۡعَ سَمَٰوَٰتٖ وَمِنَ ٱلۡأَرۡضِ مِثۡلَهُنَّۖ يَتَنَزَّلُ ٱلۡأَمۡرُ بَيۡنَهُنَّ لِتَعۡلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٞ وَأَنَّ ٱللَّهَ قَدۡ أَحَاطَ بِكُلِّ شَيۡءٍ عِلۡمَۢا ﴾
[الطَّلَاق: 12]

Allaah waa Kan Isagu abuuray toddoba samood, oo arlada intaa oo kale ( ka abuuray8). Amarka wuxuu ahaan mid soo dega dhexdooda, si aad u ogaataan inuu Allaah wax walba Karo, iyo in Allaah dhab ahaan ku koobo wax walba ogaal

❮ Previous Next ❯

ترجمة: الله الذي خلق سبع سموات ومن الأرض مثلهن يتنـزل الأمر بينهن لتعلموا, باللغة الصومالية

﴿الله الذي خلق سبع سموات ومن الأرض مثلهن يتنـزل الأمر بينهن لتعلموا﴾ [الطَّلَاق: 12]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waa kan abuuray Todobo Samo Dhulkana kala mid dhigay, amarka Eebena wuxuu ku soo degaa dhexdooda, si aad u ogaataan in Eebe wax walba karo wax walbana koobay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waa kan abuuray Todobo Samo Dhulkana kala mid dhigay, amarka Eebena wuxuu ku soo degaa dhexdooda, si aad u ogaataan in Eebe wax walba karo wax walbana koobay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek