×

Oo Waxaan horeyba u halaagnay facyo idinka horreeyey, markay gefef geysteen, oo 10:13 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yunus ⮕ (10:13) ayat 13 in Somali

10:13 Surah Yunus ayat 13 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 13 - يُونس - Page - Juz 11

﴿وَلَقَدۡ أَهۡلَكۡنَا ٱلۡقُرُونَ مِن قَبۡلِكُمۡ لَمَّا ظَلَمُواْ وَجَآءَتۡهُمۡ رُسُلُهُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِ وَمَا كَانُواْ لِيُؤۡمِنُواْۚ كَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡمُجۡرِمِينَ ﴾
[يُونس: 13]

Oo Waxaan horeyba u halaagnay facyo idinka horreeyey, markay gefef geysteen, oo Rusushoodii waxay ula yimaadeen Xujooyin Cad, mase ahayn kuwo rumeynaya. Sidaas baan u abaal marinnaa dadka dambiilayaasha ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولقد أهلكنا القرون من قبلكم لما ظلموا وجاءتهم رسلهم بالبينات وما كانوا, باللغة الصومالية

﴿ولقد أهلكنا القرون من قبلكم لما ظلموا وجاءتهم رسلهم بالبينات وما كانوا﴾ [يُونس: 13]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaan Halaagnay Quruumo idinka horreeyey markay Dulmi faleen, waxayna ula Timid Rasuuladoodii Xujooyin, mana ay an Rumeynayn, Saasaana ku abaal marinaa Qoomka Dambiilayaasha ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek