×

Oo Allaah baa iska leh waxa aan Muuqan ee jira samooyinka iyo 11:123 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Hud ⮕ (11:123) ayat 123 in Somali

11:123 Surah Hud ayat 123 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 123 - هُود - Page - Juz 12

﴿وَلِلَّهِ غَيۡبُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَإِلَيۡهِ يُرۡجَعُ ٱلۡأَمۡرُ كُلُّهُۥ فَٱعۡبُدۡهُ وَتَوَكَّلۡ عَلَيۡهِۚ وَمَا رَبُّكَ بِغَٰفِلٍ عَمَّا تَعۡمَلُونَ ﴾
[هُود: 123]

Oo Allaah baa iska leh waxa aan Muuqan ee jira samooyinka iyo arlada, oo Xaggiisa baa loo celiyaa arrinka oo dhan. Ee caabud Isaga oo Keliya oo isku hallee. Oo Rabbigaa ma aha mid moog waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولله غيب السموات والأرض وإليه يرجع الأمر كله فاعبده وتوكل عليه وما, باللغة الصومالية

﴿ولله غيب السموات والأرض وإليه يرجع الأمر كله فاعبده وتوكل عليه وما﴾ [هُود: 123]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku maqan samoolyinka iyo dhulka, xaggiisaana loo celin amarka dhammaan ee caabud oo talo saaro, Eebana mahalmaansana waxaad falaysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku maqan samooyinka iyo dhulka, xaggiisaana loo celin amarka dhammaan ee caabud oo talo saaro, Eebana mahalmaansana waxaad falaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek