×

Oo xagga Madyan (Waxaan u dirnay) walaalkood Shucayb. Wuxuu yidhi: Tolkayow! Caabuda 11:84 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Hud ⮕ (11:84) ayat 84 in Somali

11:84 Surah Hud ayat 84 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 84 - هُود - Page - Juz 12

﴿۞ وَإِلَىٰ مَدۡيَنَ أَخَاهُمۡ شُعَيۡبٗاۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنۡ إِلَٰهٍ غَيۡرُهُۥۖ وَلَا تَنقُصُواْ ٱلۡمِكۡيَالَ وَٱلۡمِيزَانَۖ إِنِّيٓ أَرَىٰكُم بِخَيۡرٖ وَإِنِّيٓ أَخَافُ عَلَيۡكُمۡ عَذَابَ يَوۡمٖ مُّحِيطٖ ﴾
[هُود: 84]

Oo xagga Madyan (Waxaan u dirnay) walaalkood Shucayb. Wuxuu yidhi: Tolkayow! Caabuda Allaah, ma lihidin Ilaah kale ( oo xaq ah) aan aheyn Isaga, oo ha dhimina beegga iyo miisaanka, hubaal waxaan anigu idinku arkaa barwaqo; oo hubaal waxaan idiinka cabsi qabaa Cadaab Maalin wax koobeysa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإلى مدين أخاهم شعيبا قال ياقوم اعبدوا الله ما لكم من إله, باللغة الصومالية

﴿وإلى مدين أخاهم شعيبا قال ياقوم اعبدوا الله ما لكم من إله﴾ [هُود: 84]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Madyanna waxaan u diray Walaalkood (Nabi) Shucayb, wuxuuna yidhi Qoomkayow Caabuda Eebe idiinma sugna Ilaah kalee, hana nusqaaminina Beegidda (Miisiidda) iyo miisaanka waxaan idinku arkaa khayre (xoolo) waxaana idiinka cabsan Cadaab Maalin koobi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek