×

Rabbiyow! Iga yeel mid si fiican u ooga salaadda aniga iyo durriyadeydaba, 14:40 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ibrahim ⮕ (14:40) ayat 40 in Somali

14:40 Surah Ibrahim ayat 40 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ibrahim ayat 40 - إبراهِيم - Page - Juz 13

﴿رَبِّ ٱجۡعَلۡنِي مُقِيمَ ٱلصَّلَوٰةِ وَمِن ذُرِّيَّتِيۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلۡ دُعَآءِ ﴾
[إبراهِيم: 40]

Rabbiyow! Iga yeel mid si fiican u ooga salaadda aniga iyo durriyadeydaba, Rabbiyow! Oo iga aqbal baryada

❮ Previous Next ❯

ترجمة: رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء, باللغة الصومالية

﴿رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء﴾ [إبراهِيم: 40]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebow iga yeel mid ooga salaadda aniga iyo caruurtayda Eebow Aqbal baryadayda
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebow iga yeel mid ooga salaadda aniga iyo caruurtayda Eebow Aqbal baryadayda
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek