×

Dheh: Ruuxa Daahirka ah (Jabriil) baa kaga soo dejiyey xagga Rabbigaa si 16:102 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:102) ayat 102 in Somali

16:102 Surah An-Nahl ayat 102 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 102 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿قُلۡ نَزَّلَهُۥ رُوحُ ٱلۡقُدُسِ مِن رَّبِّكَ بِٱلۡحَقِّ لِيُثَبِّتَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَهُدٗى وَبُشۡرَىٰ لِلۡمُسۡلِمِينَ ﴾
[النَّحل: 102]

Dheh: Ruuxa Daahirka ah (Jabriil) baa kaga soo dejiyey xagga Rabbigaa si xaq ah, si uu ugu sugo kuwa (Xaqa) rumeysan, oo ugu ahaado hanuun iyo war san oo farxad leh kuwa hoggaansama ee isu dhiiba (Allaah)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل نـزله روح القدس من ربك بالحق ليثبت الذين آمنوا وهدى وبشرى, باللغة الصومالية

﴿قل نـزله روح القدس من ربك بالحق ليثبت الذين آمنوا وهدى وبشرى﴾ [النَّحل: 102]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaad dhahdaa waxaa ka soo dejiyey Ruuxii Daabirka ahaa (Jibriil) xagga Eebaha xaqa ah inuu ku sugo kuwii rumeeyey xaqa iyo hanuun iyo Bishaaro isagoo u ah Muslimiinta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaad dhahdaa waxaa ka soo dejiyey Ruuxii Daabirka ahaa (Jibriil) xagga Eebaha xaqa ah inuu ku sugo kuwii rumeeyey xaqa iyo hanuun iyo Bishaaro isagoo u ah Muslimiinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek