×

Oo kuwa ahaa Yuhuudda, Waxaanu ka xaaraamaynay waxyaalaha aan horay kuugu soo 16:118 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:118) ayat 118 in Somali

16:118 Surah An-Nahl ayat 118 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 118 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَعَلَى ٱلَّذِينَ هَادُواْ حَرَّمۡنَا مَا قَصَصۡنَا عَلَيۡكَ مِن قَبۡلُۖ وَمَا ظَلَمۡنَٰهُمۡ وَلَٰكِن كَانُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ ﴾
[النَّحل: 118]

Oo kuwa ahaa Yuhuudda, Waxaanu ka xaaraamaynay waxyaalaha aan horay kuugu soo sheegnay28. Oo ma aanu ku gardarroon, laakiinse iyaga baa nafahooda ku gardarrooday

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وعلى الذين هادوا حرمنا ما قصصنا عليك من قبل وما ظلمناهم ولكن, باللغة الصومالية

﴿وعلى الذين هادوا حرمنا ما قصصنا عليك من قبل وما ظلمناهم ولكن﴾ [النَّحل: 118]

Mahmud Muhammad Abduh
kuwii Yuhuudoobay waxaan ka xarrimay waxaan kaaga qisoonay horay, mana aanaan dulmiyin iyagaase naftooda Dulmiyey
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kuwii Yuhuudoobay waxaan ka xarrimay waxaan kaaga qisoonay horay, mana aanaan dulmiyin iyagaase naftooda Dulmiyey
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek