×

Oo dhab ahaan Waxaan ka soo bixinnay ummad walba Rasuul (leh): Caabuda 16:36 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:36) ayat 36 in Somali

16:36 Surah An-Nahl ayat 36 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 36 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَلَقَدۡ بَعَثۡنَا فِي كُلِّ أُمَّةٖ رَّسُولًا أَنِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ وَٱجۡتَنِبُواْ ٱلطَّٰغُوتَۖ فَمِنۡهُم مَّنۡ هَدَى ٱللَّهُ وَمِنۡهُم مَّنۡ حَقَّتۡ عَلَيۡهِ ٱلضَّلَٰلَةُۚ فَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلۡمُكَذِّبِينَ ﴾
[النَّحل: 36]

Oo dhab ahaan Waxaan ka soo bixinnay ummad walba Rasuul (leh): Caabuda Allaah, oo ka dheeraada Shaydaanka. Markaa baa waxaa ka mid noqday qaar Allaah hanuuniyey, oo waxaa ka mid noqday qaar habowga ku waajibay. Ee socda dhulka markaa fiiriya sida ay aheyd cidhibta beeniyayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولقد بعثنا في كل أمة رسولا أن اعبدوا الله واجتنبوا الطاغوت فمنهم, باللغة الصومالية

﴿ولقد بعثنا في كل أمة رسولا أن اعبدوا الله واجتنبوا الطاغوت فمنهم﴾ [النَّحل: 36]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaan ka bixinay Umad kasta Rasuul inay caabudaan Eebe kana dheeraadaan Dhaaquutka (Cibaadada Eebe ka sokow), Waxaana ka mida dadka Cid Eebe Hanuuniyay, Waxaana ka Mida ciday ku sugnaatay Baadinimo, Ee socda dhulka oo Eega siday Noqotay Cidhibtii Beeniyayaasha
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaan ka bixinay Umad kasta Rasuul inay caabudaan Eebe kana dheeraadaan Dhaaquutka (Cibaadada Eebe ka sokow), Waxaana ka mida dadka Cid Eebe Hanuuniyay, Waxaana ka Mida ciday ku sugnaatay Baadinimo, Ee socda dhulka oo Eega siday Noqotay Cidhibtii Beeniyayaasha
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek