Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 1 - الكَهف - Page - Juz 15
﴿ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ ٱلَّذِيٓ أَنزَلَ عَلَىٰ عَبۡدِهِ ٱلۡكِتَٰبَ وَلَمۡ يَجۡعَل لَّهُۥ عِوَجَاۜ ﴾
[الكَهف: 1]
﴿الحمد لله الذي أنـزل على عبده الكتاب ولم يجعل له عوجا﴾ [الكَهف: 1]
Mahmud Muhammad Abduh Mahad Eebaa iska leh Eebaha ku soo Dejiyey Addoonkiisa (Nabi Muxamad ah) Kitaabka (Quraanka) oon yeelinna Dhexdiisa Qallooc |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Mahad Eebaa iska leh Eebaha ku soo Dejiyey Addoonkiisa (Nabi Muxamad ah) Kitaabka (Quraanka) oon yeelinna Dhexdiisa Qallooc |