×

Mise ma waxaad rabtaan inaad su'aalo hor dhigtaan20 Rasuulkiinna sidii Muuse horey 2:108 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:108) ayat 108 in Somali

2:108 Surah Al-Baqarah ayat 108 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 108 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿أَمۡ تُرِيدُونَ أَن تَسۡـَٔلُواْ رَسُولَكُمۡ كَمَا سُئِلَ مُوسَىٰ مِن قَبۡلُۗ وَمَن يَتَبَدَّلِ ٱلۡكُفۡرَ بِٱلۡإِيمَٰنِ فَقَدۡ ضَلَّ سَوَآءَ ٱلسَّبِيلِ ﴾
[البَقَرَة: 108]

Mise ma waxaad rabtaan inaad su'aalo hor dhigtaan20 Rasuulkiinna sidii Muuse horey loogu su'aalay. Oo qofkii qaataa iimaan darro halkii Iimaanka, wuxuu xaqiiq ka lumay jidka toosan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أم تريدون أن تسألوا رسولكم كما سئل موسى من قبل ومن يتبدل, باللغة الصومالية

﴿أم تريدون أن تسألوا رسولكم كما سئل موسى من قبل ومن يتبدل﴾ [البَقَرَة: 108]

Mahmud Muhammad Abduh
mise waxaad dooneeysaan inaad wax warsataan Rasuulkkiinna sidii loo warsaday (Nabi) Muuse mar hore ruuxii ku bedasha Gaalnimo limaan wuxuu ka dhumay Jidka toosan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
mise waxaad dooneeysaan inaad wax warsataan Rasuulkkiinna sidii loo warsaday (Nabi) Muuse mar hore ruuxii ku bedasha Gaalnimo limaan wuxuu ka dhumay Jidka toosan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek