Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 241 - البَقَرَة - Page - Juz 2
﴿وَلِلۡمُطَلَّقَٰتِ مَتَٰعُۢ بِٱلۡمَعۡرُوفِۖ حَقًّا عَلَى ٱلۡمُتَّقِينَ ﴾ 
[البَقَرَة: 241]
﴿وللمطلقات متاع بالمعروف حقا على المتقين﴾ [البَقَرَة: 241]
| Mahmud Muhammad Abduh kuwa la furo waxaa u sugnaaday gacan maris (Mataac) si fiican, waxayna ku tahay Xaq kuwa dhawrsada | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu kuwa la furo waxaa u sugnaaday gacan maris (Mataac) si fiican, waxayna ku tahay Xaq kuwa dhawrsada |