Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 12 - طه - Page - Juz 16
﴿إِنِّيٓ أَنَا۠ رَبُّكَ فَٱخۡلَعۡ نَعۡلَيۡكَ إِنَّكَ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوٗى ﴾
[طه: 12]
﴿إني أنا ربك فاخلع نعليك إنك بالواد المقدس طوى﴾ [طه: 12]
Mahmud Muhammad Abduh anigu waxan ahay Eebahaa ee Siib Kabahaaga Adigu waxaad ku sugantahay Toggii Daahirnaa ee Dhuwa |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu anigu waxan ahay Eebahaa ee Siib Kabahaaga Adigu waxaad ku sugantahay Toggii Daahirnaa ee Dhuwa |