×

Haddaba, miyaanay u caddaan iyaga inta aan ummado hallignay iyaga hortood oo 20:128 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:128) ayat 128 in Somali

20:128 Surah Ta-Ha ayat 128 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 128 - طه - Page - Juz 16

﴿أَفَلَمۡ يَهۡدِ لَهُمۡ كَمۡ أَهۡلَكۡنَا قَبۡلَهُم مِّنَ ٱلۡقُرُونِ يَمۡشُونَ فِي مَسَٰكِنِهِمۡۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَٰتٖ لِّأُوْلِي ٱلنُّهَىٰ ﴾
[طه: 128]

Haddaba, miyaanay u caddaan iyaga inta aan ummado hallignay iyaga hortood oo ay ku dul socdaan guryahoodii? Arrinkani waxaa ugu sugan calaamooyin kuwaasi leh garaadka

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أفلم يهد لهم كم أهلكنا قبلهم من القرون يمشون في مساكنهم إن, باللغة الصومالية

﴿أفلم يهد لهم كم أهلكنا قبلهم من القرون يمشون في مساكنهم إن﴾ [طه: 128]

Mahmud Muhammad Abduh
miyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahooda, taasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
miyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahooda, taasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek