×

Hubaal Anigu waxaan ahay Allaah. Ma jiro ilaah (xaq ah) aan aheyn 20:14 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:14) ayat 14 in Somali

20:14 Surah Ta-Ha ayat 14 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 14 - طه - Page - Juz 16

﴿إِنَّنِيٓ أَنَا ٱللَّهُ لَآ إِلَٰهَ إِلَّآ أَنَا۠ فَٱعۡبُدۡنِي وَأَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَ لِذِكۡرِيٓ ﴾
[طه: 14]

Hubaal Anigu waxaan ahay Allaah. Ma jiro ilaah (xaq ah) aan aheyn Aniga, ee Aniga ( oo Keliya) i caabud, oo u oog salaadda Xuskayga

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إنني أنا الله لا إله إلا أنا فاعبدني وأقم الصلاة لذكري, باللغة الصومالية

﴿إنني أنا الله لا إله إلا أنا فاعبدني وأقم الصلاة لذكري﴾ [طه: 14]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Anigu waxaan ahay Alle Ilaah (kalana) ma jiro Ani mooyee ina Caabuda, Oogna Salaadda Xuskayga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek