×

Oo ugu baaq dadka Xajka, waxay kuugu imaan doonaan lug iyo iyagoo 22:27 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:27) ayat 27 in Somali

22:27 Surah Al-hajj ayat 27 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 27 - الحج - Page - Juz 17

﴿وَأَذِّن فِي ٱلنَّاسِ بِٱلۡحَجِّ يَأۡتُوكَ رِجَالٗا وَعَلَىٰ كُلِّ ضَامِرٖ يَأۡتِينَ مِن كُلِّ فَجٍّ عَمِيقٖ ﴾
[الحج: 27]

Oo ugu baaq dadka Xajka, waxay kuugu imaan doonaan lug iyo iyagoo fuushan mid bog-xoodan kasta, waxay ka imaan doonaan tub kasta oo fog

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأذن في الناس بالحج يأتوك رجالا وعلى كل ضامر يأتين من كل, باللغة الصومالية

﴿وأذن في الناس بالحج يأتوك رجالا وعلى كل ضامر يأتين من كل﴾ [الحج: 27]

Mahmud Muhammad Abduh
Ogaysiina Dadka Xajka ha kuu Yimaaddeen iyagoo Lugayn iyo mid Bog Dheer Dhammaanteed oo ka iman Jaha kasta oo Dheer
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ogaysiina Dadka Xajka ha kuu Yimaaddeen iyagoo Lugayn iyo mid Bog Dheer Dhammaanteed oo ka iman Jaha kasta oo Dheer
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek