×

Miyaadan ogayn inuu Allaah og yahay waxa ku sugan samada iyo arlada? 22:70 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:70) ayat 70 in Somali

22:70 Surah Al-hajj ayat 70 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 70 - الحج - Page - Juz 17

﴿أَلَمۡ تَعۡلَمۡ أَنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ مَا فِي ٱلسَّمَآءِ وَٱلۡأَرۡضِۚ إِنَّ ذَٰلِكَ فِي كِتَٰبٍۚ إِنَّ ذَٰلِكَ عَلَى ٱللَّهِ يَسِيرٞ ﴾
[الحج: 70]

Miyaadan ogayn inuu Allaah og yahay waxa ku sugan samada iyo arlada? hubaal, arrinkani waxay ku yaalliin Kitaab19. hubaal, arrinkani wuu u fudud yahay Allaah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم تعلم أن الله يعلم ما في السماء والأرض إن ذلك في, باللغة الصومالية

﴿ألم تعلم أن الله يعلم ما في السماء والأرض إن ذلك في﴾ [الحج: 70]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyaadan Ogayn in Eebe Ogyahay waxa ku Sugan Samada iyo Dhulka, Arrintaasna waxay ku Sugantahay Kitaab, Arrintaasuna Eebe waa u Fududahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyaadan Ogayn in Eebe Ogyahay waxa ku Sugan Samada iyo Dhulka, Arrintaasna waxay ku Sugantahay Kitaab, Arrintaasuna Eebe waa u Fududahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek