×

Oo Isaga weeye Kan soo dira dabay- laha bishaaro ahaan ka horreeya 25:48 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Furqan ⮕ (25:48) ayat 48 in Somali

25:48 Surah Al-Furqan ayat 48 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 48 - الفُرقَان - Page - Juz 19

﴿وَهُوَ ٱلَّذِيٓ أَرۡسَلَ ٱلرِّيَٰحَ بُشۡرَۢا بَيۡنَ يَدَيۡ رَحۡمَتِهِۦۚ وَأَنزَلۡنَا مِنَ ٱلسَّمَآءِ مَآءٗ طَهُورٗا ﴾
[الفُرقَان: 48]

Oo Isaga weeye Kan soo dira dabay- laha bishaaro ahaan ka horreeya Raxmaddiisa (roobka), oo Waxaanu ka soo soo shubnaa xagga daruurta biyo daahir ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وهو الذي أرسل الرياح بشرا بين يدي رحمته وأنـزلنا من السماء ماء, باللغة الصومالية

﴿وهو الذي أرسل الرياح بشرا بين يدي رحمته وأنـزلنا من السماء ماء﴾ [الفُرقَان: 48]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe (Sareeye) waa kan u Dira Dabaysha Bishaaro Darteed Naxariistiisa (Roobka) Hortiisa, Waxaana ka soo Dejinay Samada Biyo wax Daahiriya
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe (Sareeye) waa kan u Dira Dabaysha Bishaaro Darteed Naxariistiisa (Roobka) Hortiisa, Waxaana ka soo Dejinay Samada Biyo wax Daahiriya
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek