×

Oo marka uu Qawlku ku fulo dushooda23, Waxaan uga soo bixin donnaa 27:82 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:82) ayat 82 in Somali

27:82 Surah An-Naml ayat 82 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 82 - النَّمل - Page - Juz 20

﴿۞ وَإِذَا وَقَعَ ٱلۡقَوۡلُ عَلَيۡهِمۡ أَخۡرَجۡنَا لَهُمۡ دَآبَّةٗ مِّنَ ٱلۡأَرۡضِ تُكَلِّمُهُمۡ أَنَّ ٱلنَّاسَ كَانُواْ بِـَٔايَٰتِنَا لَا يُوقِنُونَ ﴾
[النَّمل: 82]

Oo marka uu Qawlku ku fulo dushooda23, Waxaan uga soo bixin donnaa Daabbad arlada, la hadleysa, inayan dadku rumeyn Aayadahayaga darteed

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإذا وقع القول عليهم أخرجنا لهم دابة من الأرض تكلمهم أن الناس, باللغة الصومالية

﴿وإذا وقع القول عليهم أخرجنا لهم دابة من الأرض تكلمهم أن الناس﴾ [النَّمل: 82]

Mahmud Muhammad Abduh
Markuu ku Dhaco Korkooda Qawlkii (Ciqaabtii) waxaan u soo Bixinnaa Daabbaddii Dhulka oo la Hadli Dadkuna waxay ahaayeen kuwaan Yaqiinsanayn Aayaadkanaga
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Markuu ku Dhaco Korkooda Qawlkii (Ciqaabtii) waxaan u soo Bixinnaa Daabbaddii Dhulka oo la Hadli Dadkuna waxay ahaayeen kuwaan Yaqiinsanayn Aayaadkanaga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek