×

Oo Maalinta buunka la afuufo, markaa kuwaa ku sugan samooyinka iyo kuwaa 27:87 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:87) ayat 87 in Somali

27:87 Surah An-Naml ayat 87 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 87 - النَّمل - Page - Juz 20

﴿وَيَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِ فَفَزِعَ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَن فِي ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا مَن شَآءَ ٱللَّهُۚ وَكُلٌّ أَتَوۡهُ دَٰخِرِينَ ﴾
[النَّمل: 87]

Oo Maalinta buunka la afuufo, markaa kuwaa ku sugan samooyinka iyo kuwaa ku sugan arlada waxay la dhici doonaan naxdin mid maahee Allaah uu doono (oo ka cafiyo), kulligoodna waxay u imaan doonaan iyagoo dullaysan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويوم ينفخ في الصور ففزع من في السموات ومن في الأرض إلا, باللغة الصومالية

﴿ويوم ينفخ في الصور ففزع من في السموات ومن في الأرض إلا﴾ [النَّمل: 87]

Mahmud Muhammad Abduh
Xusuuso Maalinta la Afuufi Suurka oos Argagixi waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka Cidduu Eebe Doono Mooyee, Dhammaanna way u Imaan Eebe Iyagoo Dullaysan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Xusuuso Maalinta la Afuufi Suurka oo Argagixi waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka Cidduu Eebe Doono Mooyee, Dhammaanna way u Imaan Eebe Iyagoo Dullaysan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek