Quran with Somali translation - Surah Al-Qasas ayat 87 - القَصَص - Page - Juz 20
﴿وَلَا يَصُدُّنَّكَ عَنۡ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ بَعۡدَ إِذۡ أُنزِلَتۡ إِلَيۡكَۖ وَٱدۡعُ إِلَىٰ رَبِّكَۖ وَلَا تَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ ﴾
[القَصَص: 87]
﴿ولا يصدنك عن آيات الله بعد إذ أنـزلت إليك وادع إلى ربك﴾ [القَصَص: 87]
| Mahmud Muhammad Abduh Yeyna kaa leexin Aayaadka Eebe intii lagugu soo Dejiyey ka Dib uguna Yeedh Xagga Eebahaa, hana ka mid noqonin Mushrikiinta |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Yeyna kaa leexin Aayaadka Eebe intii lagugu soo Dejiyey ka Dib uguna Yeedh Xagga Eebahaa, hana ka mid noqonin Mushrikiinta |