×

Mataalka waxa ay ku bixiyaan nolosha adduunkan waa sida dabayl aad u 3:117 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:117) ayat 117 in Somali

3:117 Surah al-‘Imran ayat 117 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 117 - آل عِمران - Page - Juz 4

﴿مَثَلُ مَا يُنفِقُونَ فِي هَٰذِهِ ٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَا كَمَثَلِ رِيحٖ فِيهَا صِرٌّ أَصَابَتۡ حَرۡثَ قَوۡمٖ ظَلَمُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ فَأَهۡلَكَتۡهُۚ وَمَا ظَلَمَهُمُ ٱللَّهُ وَلَٰكِنۡ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ ﴾
[آل عِمران: 117]

Mataalka waxa ay ku bixiyaan nolosha adduunkan waa sida dabayl aad u qabow oo ku dhacda abuurka beer qolo gef u geystay nafahooda, oo baabbi’isa. Oo Allaah ma uusan ku gardarroon, laakiinse iyagaa nafahooda u gefey

❮ Previous Next ❯

ترجمة: مثل ما ينفقون في هذه الحياة الدنيا كمثل ريح فيها صر أصابت, باللغة الصومالية

﴿مثل ما ينفقون في هذه الحياة الدنيا كمثل ريح فيها صر أصابت﴾ [آل عِمران: 117]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay Bixiyaan Noloshan Adduunna waxay la mid tahay Dabayl Qabow (daran) oo ku dhaeday Beer Qoom dulmiyey Naftooda ooy Halaagtay, ma dulmiyin Eebe iyagaase Naftooda Dulmiyey
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay Bixiyaan Noloshan Adduunna waxay la mid tahay Dabayl Qabow (daran) oo ku dhacday Beer Qoom dulmiyey Naftooda ooy Halaagtay, ma dulmiyin Eebe iyagaase Naftooda Dulmiyey
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek