×

Miyaadan u fiirsan kuwaa (Yuhuudda) ee la siiyey qayb ka mid ah 3:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:23) ayat 23 in Somali

3:23 Surah al-‘Imran ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 23 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿أَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ أُوتُواْ نَصِيبٗا مِّنَ ٱلۡكِتَٰبِ يُدۡعَوۡنَ إِلَىٰ كِتَٰبِ ٱللَّهِ لِيَحۡكُمَ بَيۡنَهُمۡ ثُمَّ يَتَوَلَّىٰ فَرِيقٞ مِّنۡهُمۡ وَهُم مُّعۡرِضُونَ ﴾
[آل عِمران: 23]

Miyaadan u fiirsan kuwaa (Yuhuudda) ee la siiyey qayb ka mid ah Kitaabka? waxaa loogu baaqaa Kitaabka Ilaahay si uu u kala xukumo dhexdooda, markaas bay qaar ka mid ah dhabarka jeediyaan, oo siibtaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألم تر إلى الذين أوتوا نصيبا من الكتاب يدعون إلى كتاب الله, باللغة الصومالية

﴿ألم تر إلى الذين أوتوا نصيبا من الكتاب يدعون إلى كتاب الله﴾ [آل عِمران: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
Ma aragtay (ka waran) kuwii la siiyey Qayb ka mid ah Kitaabka oo loogu yeedhi Kitaabka Eebe inuu kala xukurno dhexdooda markaas ay jeedsan Koox ka mid ah iyagoo diidan (Xaqa)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ma aragtay (ka waran) kuwii la siiyey Qayb ka mid ah Kitaabka oo loogu yeedhi Kitaabka Eebe inuu kala xukurno dhexdooda markaas ay jeedsan Koox ka mid ah iyagoo diidan (Xaqa)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek