Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 42 - الرُّوم - Page - Juz 21
﴿قُلۡ سِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلُۚ كَانَ أَكۡثَرُهُم مُّشۡرِكِينَ ﴾
[الرُّوم: 42]
﴿قل سيروا في الأرض فانظروا كيف كان عاقبة الذين من قبل كان﴾ [الرُّوم: 42]
Mahmud Muhammad Abduh waxaad dhahdaa ku socda Dhulka fiiriyana siday noqotay cidhibtii kuwii hore, wuxuu ahaa badankoodu Mushrikiin |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu waxaad dhahdaa ku socda Dhulka fiiriyana siday noqotay cidhibtii kuwii hore, wuxuu ahaa badankoodu Mushrikiin |