×

Oo wuxuu ka soo saaray kuwii ka midka ahaa ehlu Kitaabka19 ee 33:26 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahzab ⮕ (33:26) ayat 26 in Somali

33:26 Surah Al-Ahzab ayat 26 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahzab ayat 26 - الأحزَاب - Page - Juz 21

﴿وَأَنزَلَ ٱلَّذِينَ ظَٰهَرُوهُم مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ مِن صَيَاصِيهِمۡ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ ٱلرُّعۡبَ فَرِيقٗا تَقۡتُلُونَ وَتَأۡسِرُونَ فَرِيقٗا ﴾
[الأحزَاب: 26]

Oo wuxuu ka soo saaray kuwii ka midka ahaa ehlu Kitaabka19 ee caawiyey (mushrikiinta) dhufaysyadooda oo ku tuuray quluubtooda argagax (sidaa darteed) qaar (ka mid ah) waad leyseen, oo qaar (kale) soo qafaalateen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأنـزل الذين ظاهروهم من أهل الكتاب من صياصيهم وقذف في قلوبهم الرعب, باللغة الصومالية

﴿وأنـزل الذين ظاهروهم من أهل الكتاب من صياصيهم وقذف في قلوبهم الرعب﴾ [الأحزَاب: 26]

Mahmud Muhammad Abduh
kuwii u kaalmeeyey ehlu Kitaabka ahaana wuxuu ka soo dajiyey (ka soo saaray) Dhufaysyadoodii, wuxuuna ku tuuray Quluubtooda argagax, koox ka mid ah waad dilaysaan, Kooxna waa Qafaalanaysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kuwii u kaalmeeyey ehlu Kitaabka ahaana wuxuu ka soo dajiyey (ka soo saaray) Dhufaysyadoodii, wuxuuna ku tuuray Quluubtooda argagax, koox ka mid ah waad dilaysaan, Kooxna waa Qafaalanaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek