×

Oo haddii ay ku beeeniyaan, xaqiiq waxaa sidoo kale beeniyey (Rusushoodii) kuwii 35:25 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:25) ayat 25 in Somali

35:25 Surah FaTir ayat 25 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 25 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿وَإِن يُكَذِّبُوكَ فَقَدۡ كَذَّبَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ جَآءَتۡهُمۡ رُسُلُهُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِ وَبِٱلزُّبُرِ وَبِٱلۡكِتَٰبِ ٱلۡمُنِيرِ ﴾
[فَاطِر: 25]

Oo haddii ay ku beeeniyaan, xaqiiq waxaa sidoo kale beeniyey (Rusushoodii) kuwii ka horreeyey; Rusushoodii waxay ula yimaadeen xujooyin cad cad iyo Qoraallo iyo kitaab iftiimaya

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإن يكذبوك فقد كذب الذين من قبلهم جاءتهم رسلهم بالبينات وبالزبر وبالكتاب, باللغة الصومالية

﴿وإن يكذبوك فقد كذب الذين من قبلهم جاءتهم رسلهم بالبينات وبالزبر وبالكتاب﴾ [فَاطِر: 25]

Mahmud Muhammad Abduh
Haday gaaladu ku beeniyaan waxaa wax beeniyay kuwii ka horreeyay, waxay ula timid rasuuladoodii xujooyin iyo kutub (waano) oo xukun leh
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haday gaaladu ku beeniyaan waxaa wax beeniyay kuwii ka horreeyay, waxay ula timid rasuuladoodii xujooyin iyo kutub (waano) oo xukun leh
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek