Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 26 - فَاطِر - Page - Juz 22
﴿ثُمَّ أَخَذۡتُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْۖ فَكَيۡفَ كَانَ نَكِيرِ ﴾ 
[فَاطِر: 26]
﴿ثم أخذت الذين كفروا فكيف كان نكير﴾ [فَاطِر: 26]
| Mahmud Muhammad Abduh Markaasaan qabtay kuwii gaaloobay, sayse noqotay ciqaabtaydii (aan ciqaabay kuwaas)  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Markaasaan qabtay kuwii gaaloobay, sayse noqotay ciqaabtaydii (aan ciqaabay kuwaas)  |